Wa maxay HTML?
HTML waa luqadda aasaasiga ah ee loo isticmaalo abuurista website-ka.Luqada HTML waxaa loo adegsada in lagu sameeyo qaab-dhismeedka guud (Structure-ka) ee websites-ka.
HTML waxa laga so gabiye "Hyper Text Markup Language" oo micnahedu yahay Luqadda qaabeynta(habayn) Qoraalka, sawirada, maqalka iyo muuqaalada. HTML waxa uu ka kooban yahay xubno loo yaqaan "tags" ama "HTML Tags"
<html>........</html>
<h1>........</h1>
<p>.........</p>
kuwasi oo loo adgesado in la dhexgaliyo qoraalada, sawirada, muuqaalada iyo xogag farabadan si website kaga ay uga soo muuqdan.
Waxaa jira laba nooc oo HTML tags: xiraale iyo xiraale la'an.
1.Xiraale
Xiraale wuxuu ka kooban yahay labadaba "tag" ee ah furitaanka (<h1>) iyo xidhitaanka (</h1>).
HTML Tags ka noocani ah mashaqeeyan mid la'aanteed (furid ama xirid la'aanteed) oo waa in ay hareereeyaan qoraalka.
2. Xiraale la'an
xiraale la'an sida aad magaca ka dareemeysid, umabahna xiritaan ee markasta wa furitaan oo kaliya inta badane waxa la hor dhigaa qoraalka.
HTML guud ahaan waxa uu ka kooban yahay saddex qaybood oo waaweyn:
0 Comments